
Jaamacadda Muqdisho ayaa kulan soo dhaweyn iyo karaameyn isugu jira u sameysay arday ka tirsan kulliyadda Sharciga iyo Qaanuunka
218 218 people viewed this event.
Jaamacadda Muqdisho ayaa kulan soo dhaweyn iyo karaameyn isugu jira u sameysay arday ka tirsan kulliyadda Sharciga iyo Qaanuunka oo dhawaan guulo muhiim ah kasoo hooyay tartan maxkamadeedka Qaaradda Africa oo ka dhacay dalka Tansaaniya.
Munaasabadda waxaa ka soo qaybgalay maamulka Jaamacadda, garsoorayaal iyo abuukaatayaal horay kulliyadda uga baxay, macallimiin iyo arday.