Faculty of Sharia & Law

Howlaha Xafiiska Xeerilaaliyaha guud iyo dowrkiisa oogista dacwadaha ciqaabta ah

24 24 people viewed this event.
Kulliyadda Sharciga iyo Qaanuunka ayaa maanta qabatay Muxaadarro ku saabsan “Howlaha Xafiiska Xeerilaaliyaha guud iyo dowrkiisa oogista dacwadaha ciqaabta ah”.
Muxaadarrada, oo ay ka faaiideysteen ardayda sannadka seddaxaad ee Sharciga iyo Qaanuunka, waxaa soo jeediyay xeer ilaaliyihii guud ee hore ee Dowlad gobaleedka Jubbaland Abuukaate Maxamed Shiikh Cusman Saciid.
Event registration closed.
 

Date And Time

2023-12-27 @ 03:00 PM (GMT+0300) to
2023-12-27 @ 06:00 PM (GMT+0300)
 

Registration End Date

2023-12-27
 

Location

 

Event Types

 

Event Category

Share With Friends