
Final Exam
by
422 422 people viewed this event.
Waxaa maanta xarumaha kala duwan ee Jaamacadda ka billowday imtixaanka kama danbeysta simistarka koowaad ee sannad waxbarasheedka 2023-2024.
Dhammaan ardaydeenna waxaan u rajeyneynaa guul.