Administration

Soo Dhaweynta Wafdi Aqoonyahanno ee Jaamacadda Muqdisho

19 19 people viewed this event.

Wafdi aqoonyahanno ah oo ay hoggaaminayaan cilmibaare sare Prof Maxamed Turunji iyo Marwo Fartuun Maxamed oo ah musharrax PhD, ayaa lagu soo dhaweyey xarunta maamulka iyo kambaska weyn ee Jaamacadda Muqdisho.

Soo dhaweynta kaddib, waxaa la isdhaafsaday talooyin ku saabsan sidii looga wada shaqeyn lahaa arrimaha cilmibaarista, gaar ahaan daraasaadka Soomaalida.

Event registration closed.
 

Date And Time

2024-02-18 to
2024-02-18
 

Registration End Date

2024-02-18
 

Event Types

 

Event Category

Share With Friends