Author

Cabdalla Cumar Mansuur

Midaynta Hab Dhigaalka Af Soomaaliga

Mucda Qoraalka

Waxaan halkan ku falanqaynayaa arrimo ka mid ah hab dhigaalka af Soomaaliga ee aan xasillayn oo u baahan in la mideeyo.

Falanqaynta iyo talooyinka aan halkan ku soo bandhigayaa, waxay ku saabsan yihiin sidii lagu xasilin lahaa ama lagu midayn lahaa qaar ka mid ah habdhigaalka af Soomaaliga; waxayna qayb ka tahay horumarinta af Soomaaliga xagga habsocodka midayntiisa (standardization) iyo casriyayntiisaba.