
Xafiiska Daraasaadka Sare iyo Cilmibaarista Jaamacadda Muqdisho ayaa shahaadooyin guddoonsiiyay arday dhammeysatay mastarka ee barnaamijka iskaashiga Jaamacadda Muqdisho iyo Asia e University.
113 113 people viewed this event.
Xafiiska Daraasaadka Sare iyo Cilmibaarista Jaamacadda Muqdisho ayaa shahaadooyin guddoonsiiyay arday dhammeysatay mastarka ee barnaamijka iskaashiga Jaamacadda Muqdisho iyo Asia e University.
Munaasabadda waxaa ka qeyb galay Ku simaha guddoomiyaha ahna guddoomiye ku xigeenka arrimaha maamulka iyo maaliyadda Jaamacadda Muqdisho mudane Ismaaciil Cumar Maxamed.