
Guddoomiyaha Jaamacadda Muqdisho, Dr. Ibraahim Maxamed Mursal ayaa shalay daahfuray tartanka kubadda cagta kulliyadaha ee UMUS Cup 2023.
Ciyaarta furitaanka waxaa wada ciyaaray kulliyadda Injineerinka iyo kulliyadda Waxbarashada iyo Culuumta Aadanaha waxayna 2-3 guusha ku raacday kooxda kulliyadda Injineeriyadda.