Bachelor of Agriculture

Saameeynta ay isbeddelka cimiladu uu ku leedahay tacbashada beeraha, iyo sidii loola qabsan lahaa

25 25 people viewed this event.
Kulliyadda Beeraha ayaa maanta ardayda sannadka 3 aad iyo 2aad u qabatay siminaar ku saabsan “Saameeynta ay isbeddelka cimiladu uu ku leedahay tacbashada beeraha, iyo sidii loola qabsan lahaa”.
Siminaarka oo uu ujeedkiisu ahaa in ardaydu faham ka helaan sida dalagyadu ula qabsan karaan isbedelka cimilada waxaa soo jeediyay mudane Cabdulqaadir Axmed Xasan.
Event registration closed.
 

Date And Time

2024-01-07 @ 08:00 AM (GMT+0300) to
2024-01-07 @ 11:30 AM (GMT+0300)
 

Registration End Date

2024-01-07
 

Location

 

Event Types

 

Event Category

Share With Friends