
Midowga Ardayda Jaamacadda Muqdisho ayaa maanta soo agaasimay barnaamijka “DOODDA UMUS”
by UMUS
125 125 people viewed this event.
Barnaamijkan oo uu ujeedkiisu yahay in sare loo qaado fahamka ardayda ee dhanka doodaha iyo sidii ay isku dhex geli lahaayeen ardaydeennu ayaa maanta loo qabtay ardayda dhigata kulliyadda Culuumta Kumbiyuutarka iyo Tiknoolajiyadda, waxaana doodda diiradda lagu saaray “Muhiimadda uu Soomalida u leeyahay caaqilka macmalka ah ‘Artificial intelligence’ iyo sida loo maalgashan karo ‘
Doodda waxaa qeyb ka ahaa xubno kamid ah ardayda kulliyadda:
Axmed Cabdiraxmaan
Iqra Xuseen
Cabdiraxmaan Khaliif
Maxamed Amiin
Barre Xasan ( Xiriiriye).