
Kulliyadda Culuumta Siyaasadda iyo Maamulka Guud oo kaashaneysa Maamulka Maktabada dhexe ee Jaamacadda ayaa ardayda Kulliyadda u soo xiray koorso ku saabsan “Barashada Fanka Wax-aqriska iyo Gorfeynta dhiganayaasha
161 161 people viewed this event.
Kulliyadda Culuumta Siyaasadda iyo Maamulka Guud oo kaashaneysa Maamulka Maktabada dhexe ee Jaamacadda ayaa ardayda Kulliyadda u soo xiray koorso ku saabsan “Barashada Fanka Wax-aqriska iyo Gorfeynta dhiganayaasha”.
Waxaa fadhiga labaad ee koorsada ardayda la wadaagay khibradiisa ku aaddan qaababka kala duwan ee loo sameeyo Gorfeynta dhiganayaasha Ustaad Xasan Cabdi Xasan.







