
Kulliyadda Culuumta Siyaasadda iyo Maamulka Guud ayaa soo gabagabeysay tartan kubadda cagta ah oo loo qabtay ardayda kulliyadda, kaasi oo ay ugu diyaar garoobayaan koobka kulliyadaha ee UMUS Cup
170 170 people viewed this event.
Kulliyadda Culuumta Siyaasadda iyo Maamulka Guud ayaa soo gabagabeysay tartan kubadda cagta ah oo loo qabtay ardayda kulliyadda, kaasi oo ay ugu diyaar garoobayaan koobka kulliyadaha ee UMUS Cup.