Administration

Jaamacadda Muqdisho iyo Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed Somali Civil Aviation Authority – SCAA ayaa maanta kala saxiixday heshiis is-afgarad ah (MOU

26 26 people viewed this event.
Jaamacadda Muqdisho iyo Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed Somali Civil Aviation Authority – SCAA ayaa maanta kala saxiixday heshiis is-afgarad ah (MOU) oo ku saabsan sidii ay uga wada shaqeyn lahaayeen Culuumta duulista, tababarada iyo cilmibaarista Rayidka.
Munaasabada saxiixa waxaa goobjoog ka ahaa Wasiir ku xigeenka wasaaraada gaadiidka duulista hawada Soomaaliya Mudane Axmed Jaamac Cumar, Maareeyaha guud Hay’adda Duulista, Axmed Macalin Xasan iyo guddoomiyaha Jaamacadda Muqdisho Dr. Ibraahim Maxamed Mursal iyo madax kale oo ka Kala socotay Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed iyo Jaamacadda Muqdisho.
Event registration closed.
 

Date And Time

2024-01-25 to
2024-01-25
 

Registration End Date

2024-01-25
 

Location

 

Event Types

 

Event Category

Share With Friends