Faculty of Medicine

Injury To Musculoskeletal System

29 29 people viewed this event.
Kulliyadda Daawaynta iyo Qaliinka ayaa soo agaasintay Siminaar ku saabsan (Injury To Musculoskeletal System) ,waxaana loo qabtay ardayda ku jira Internshipka ee kulliyadda wax ka barata.
Dr. Maxamed Careys Daahir oo ah dhakhtar khibrad sare u leh daaweynta cudurrada Lafaha kana howlgala Jaamacadda Jigjiga ayaa soo jeediyay siminaarkan.
Event registration closed.
 

Date And Time

2024-01-09 to
2024-01-09
 

Registration End Date

2024-01-09
 

Location

 

Event Types

 

Event Category

Share With Friends