UMUS

CHAMPIONS, Kulliyadda Culuumta Kumbiyuutarka iyo Tiknoolajiyadda oo ku guuleysatay UMUS Cup

by UMUS
110 110 people viewed this event.
CHAMPIONS, Kulliyadda Culuumta Kumbiyuutarka iyo Tiknoolajiyadda oo ku guuleysatay UMUS Cup.
Guddoomiyaha Jaamacadda Muqdisho, Dr. Ibraahim Maxamed Mursal ayaa galabta soo xiray tartanka kubadda cagta ee UMUS Cup oo loo qabtay dhammaan kulliyadaha Jaamacadda Muqdisho, waxaana ciyaarta kama danbeysta ah koobka ku guuleysatay kulliyadda Culuumta Kumbiyuutarka iyo Tiknoolajiyadda, iyagoo 5-2 kaga badiyay kulliyadda Culuumta Siyaasadda iyo Maamulka Guud.

Event registration closed.
 

Date And Time

2024-02-12 to
2024-02-12
 

Registration End Date

2024-02-12
 

Location

 

Event Types

 

Event Category

Share With Friends